Somaliland oo Shaacisay in saakay weerar kusoo qaadeen Puntland iyo Kooxo Nabad diid ah

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa taabacsan dadka deegaanka ayaa saakay dib uga qarxay magaalada Laascaanood, dagaalka ayaana la isku adeegsanayaa hubka culus . War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in saakay ciidankooda ku sugan duleedka Laascaanood weerar kusoo qaadeen ciidamada Puntland, kuwa nabad diid ah … Continue reading Somaliland oo Shaacisay in saakay weerar kusoo qaadeen Puntland iyo Kooxo Nabad diid ah